• Shuffle
    Toggle On
    Toggle Off
  • Alphabetize
    Toggle On
    Toggle Off
  • Front First
    Toggle On
    Toggle Off
  • Both Sides
    Toggle On
    Toggle Off
  • Read
    Toggle On
    Toggle Off
Reading...
Front

Card Range To Study

through

image

Play button

image

Play button

image

Progress

1/40

Click to flip

Use LEFT and RIGHT arrow keys to navigate between flashcards;

Use UP and DOWN arrow keys to flip the card;

H to show hint;

A reads text to speech;

40 Cards in this Set

  • Front
  • Back
Ina ayahaa, waa maxay?
What's your family name?
Ina ayahaygu waa Maxamed.
My family name is Maxamed.
Magacaagu waa maxay?
What's your name?
Magacaagu?
What's your name?
Magacaygu waa Toom.
My name is Tom
Ninkani waa ayo?
Who is this gentleman?
Kani waa saaxiibkey, Professor Bool.
This is my friend, Professor Ball.
Taasi ma afadii Roogers baa?
Is that Mrs. Rogers?
Maya, ma aha. (Haa waa iyadii.)
No, it's not. (Yes she is.)
Waan ka xumahay.
Sorry
Ina ayahaa, waa maxay?
What's your family name?
Ina ayahaygu waa Maxamed.
My family name is Maxamed.
Magacaagu waa maxay?
What's your name?
Magacaagu?
What's your name?
Magacaygu waa Toom.
My name is Tom
Ninkani waa ayo?
Who is this gentleman?
Kani waa saaxiibkey, Professor Bool.
This is my friend, Professor Ball.
Taasi ma afadii Roogers baa?
Is that Mrs. Rogers?
Maya, ma aha. (Haa waa iyadii.)
No, it's not. (Yes she is.)
Waan ka xumahay.
Sorry
Waxba ma aha.
It doesn't matter.
Bal an ku baro Mr. Shoo, agaasimaha aqalka madbacadda.
May I introduce Mr. Shaw, the manager of a publishing company.
Bal an iskaa baro. Magacaygu waa Toom.
Let me introduce myself. My name is Tom.
Waa kan kaadhkeygii.
Here is my calling card.
Kulanti wanaagsan.
I'm very glad to meet you.
Dalkee baad ka timid?
What country are you from?
Mareykan baan ahay.
I'm American.
Ma ku hadashaa af Ingiriisiga?
Do you speak English?
Afka Ingiriiska waan ku hadlaa, laakin af Faransiiska kuma aan hadlo.
I speak English but not French.
Af Soomaaliga ma taqaannaa?
Do you know Somali?
In yar laakiin si wanaagaan ugu ma aan hadlo.
A little, but I don't speak very well.
Miyaad fahmeysaa af Soomaaligeyga?
Do you understand my Somali?
Haa, waan fahmayaa.
(Maya maan fahmayo.)
Yes, I do.
(No, I don't.)
Iga raali ahow, bal iigu soo celi.
I beg your pardon, will you please say it again?
Walaal yare tartiib u hadal.
Please speak a little slower.
Bal qor, walaal.
Please write it down.
Ma ku oran kartaa af Ingiriisi?
Can you say it in English?
Kan maxaad ku tiraahdaan af Soomaali?
What do you call this in Somali?
Kan af Soomaali sidee loo yiraahdaa?
How do you say this in Somali?
Af Soomaaligeygu aad buu u xunyahay aad ugu farxayaa haddaad caawinaad i siiso.
My Somali is rather poor. I'll be very glad if you could help me out.