• Shuffle
    Toggle On
    Toggle Off
  • Alphabetize
    Toggle On
    Toggle Off
  • Front First
    Toggle On
    Toggle Off
  • Both Sides
    Toggle On
    Toggle Off
  • Read
    Toggle On
    Toggle Off
Reading...
Front

Card Range To Study

through

image

Play button

image

Play button

image

Progress

1/50

Click to flip

Use LEFT and RIGHT arrow keys to navigate between flashcards;

Use UP and DOWN arrow keys to flip the card;

H to show hint;

A reads text to speech;

50 Cards in this Set

  • Front
  • Back

Date of application

Taarikhda codsiga

Complete last Name

Buuxi magacaga danbe

First Name

Magacaga Hore

Middle Name

magacaga dhexe

Address

Cinwaanka aad dagantahay

City

Magaalada

State

Gobalka

Zip

Magaalada Numberkeda

Telephone Number

Lambarka telefoonka

Social security Number

Numberka sow shiyaalka

You must answer All of the following Questions completely

Waa in aad ka jawaabto Su'aalaha soo socda si buuxda

Are you 18 years of age or older?

Adiga 18 sano jir matahay ama ka weyn?

Have you applied for employment here before? if yes, give date

Ma waxaad codsatay shaqada halkan hada kahor? Hadii haa tahay, goor mee eheed.
Have you ever been employed here or at any American Food Group plant before?

If yes, where? and when?

Halkaan waligaa ma ka shaqeeysay ama warshada kala American food Group ah?


Hadii haa tahay, halkee eheed? goor me eheed?

If you are being referred by a current employee, who is it and where do they work?

Hada maka taqana ruux si joogta ah ugu shaqeyo. waa kuma halkuuna ka shaqeya?

Full Name. Dept/job

Magacaga buuxa. Shaqada

If hired, can you provide proof of your legal right to work in the united states?

Hadii lagu shaqaleyo, Maheysata sharci sax ah aad ugu shaqeysato united states?

can you work monday through saturday on a regular basis if necessary?

Mashaqeynkarta isniin ilaa sabti si joogta ah hadii low baahdo.

Can you work monday through Friday and occasional sundays if necessary?

Mashaqeynkartaa isniin ilaa jimco, marmar hadi low bahdo axad ma shaqeynkarta?

What shifts are you willing to work 1st am, 2 nd pm, 3rd pm?



Galinkee ayaad rabta in aad shaqeyso, Aroorti hore, ama Duhuradii, ama Habeenki.

Are you willing and able to work daily over time?

Diyaar ma u tahay in aad shaqeyso malin walba saacada dheeraad ah.

In the past five years , have you worked in a USDA inspected Beef slaughter plant?


If yes, describe your experience in detail. what type of work did you do, (harvest, fabrication,packaging, other?

Shantii sano la sow dhaafay ma ka shaqeysayUSDA kuwa kormeero Hilibka la gowraco.


Hadii haa tahay, faahfahin kabixi qibrada aad ledahay, shaqa nooce ah ayad qabankarta, (kuwa wax qalo, ama kuwa midida wax kujaro, ama kuwa buuxiyo baakadaha, ama wax kala?

If yes, describe your knife or equipment use in detail. What jobs did you perform that used a knife or equipment to cut meat?

Hadii haa tahay, sharaxaad kabixi mindida ama qalabka kala, shaqa nocee qabankarta mindi ama qalabka kala lagu yareeyo hilibka.

Are you willing and able to work daily overtime?

Ma raabtaa ama ma awoodaa inaad shaqayso maalinkasta waqti dheeraad ah?

Employer

Shaqaaleeye

Female Male

Dhaddig Lab

supervisor



korjooge

Manager

Maamule

Salary

Mushaar

Last Job Tittle

shaqadii kuugu dambeysay

Reason for leaving

Sababta shaqada uga tagtay

sign

Calaamad

signature

saxiixa

Race/Ethnicity

Sinji/qowmiyad

White

Cadaan

Black

Madow

Black or African American (not Hispanic)

Madow ama African American (aan eheyn ispanish)

Name of School

Magaca iskuulka

School Location (city and state) OR Country

Iskuulka Mesha Kuyaalo (Magaalda iyo Gobalka) ama Wadanka

What Grade did you Complete?

fasalkee ayaad dhameysay?

Did you graduate or receive GED?

Miyaa qalanjabisay ama qaadatay GED?

Grade School

Heerka wax barashada aad ka gaartay

High School

Dugsi sare

Starting

Laga bilaabo

Final

Ugu danbeen

how do i know if i have disability?

Sidee baan ku ogaan karaa haddii aan naafo ?

Please Check one of the boxes below

Min fadlan hubi mid ka mid ah boosaskan hoose

I Have a Disability
Cuuryaan aan ahay
I Don't Have a Disability
Ma ahi ruux cuuryaan ah
I Don't Wish to answer
Madoonaayo in aan ka jawaabo