• Shuffle
    Toggle On
    Toggle Off
  • Alphabetize
    Toggle On
    Toggle Off
  • Front First
    Toggle On
    Toggle Off
  • Both Sides
    Toggle On
    Toggle Off
  • Read
    Toggle On
    Toggle Off
Reading...
Front

Card Range To Study

through

image

Play button

image

Play button

image

Progress

1/52

Click to flip

Use LEFT and RIGHT arrow keys to navigate between flashcards;

Use UP and DOWN arrow keys to flip the card;

H to show hint;

A reads text to speech;

52 Cards in this Set

  • Front
  • Back
Tell me what happened to you.
ii sheeg waxa kugu dhacay.
When did it happen to you?
Goorma ayey kugu dhacday?
Have you had this problem before?
Xanuunkaan horay ma u qabtey?
How did you feel at the beginning?
Markii ugu horraysey sidee dareentay?
How do you feel now?
Hadda sideed tahay?
How long have you been sick?
ilaa goorma ayaa xanuunkaani ku hayay?
Take off your shoes and clothes.
Kabaha iyo dharka iska bixi.
Lie down on that bed.
Sariirtaas ku jiifso.
Breath deeply.
Aad u neefso.
Open your mouth.
Afka kala qaad.
Carrabkaaga i tus. .
Show me your tongue.
Where does it hurt?
Xaggee ku xanuunaysa?
Does this hurt?
Halkaan ma ku xanuunaysaa?
Do you feel pain here?
Halkaan ma ku kaaraysaa?
Since when have you had this pain?
Ilaa goorma ayuu xanuunkaani ku hayay?
Has anyone in your family had this disease?
Reerihiinna qofnna xanuunkaanki ma ku dhacay?
Have you seen a doctor before?
Hadda ka hor takhtar ma u tagtay?
What did he say?
Muxuu yiri?
Did he give you medicine?
Daawo ma ku siiyey?
Did he write you a prescription?
Daawo ma kuu qoray?
Are you on any medication now?
Hadda wax daawo ah ma qaadataa?
Do you remember its name?
Ma xuusantahay magaceeda?
Do you have it with you now?
Hadda ma waddaa?
Let me see it.
I tus. / Keen aan eegee.
Do you have any allergies?
Wax uu jirkaagu dhibsado ma jiraan?
Are you allergic to any medications?
Wax daawo ah aleerjig ma ku tahay?
When was the last time you had a tetanus shot?
Irbad teetano goorma ayaa kuugu danbeysay?
First I'll do a couple of different tests.
ugu horrayn waxa aan samayn doonaa dhowr baaritaan.
I'll take samples of your----
Waxaan kaa qaadayaa -----
Blood
Dhiig(ga)
Stool (of poop)
Saxaro(da)
Urine
Kaadi(ga)
Sputum
Xaako(da)
You're going to need an operation.
Waxaad u baahan doontaa qalliin.
You need an operation.
Qalliin ayaad u baahantahay.
I'll refer you to....
Waxaan kuu gudbin doonaa....
... an Ear, Nose, and Throat specialist.
Dhakhtar ku takhasusay dhegaha sanka iyo cunaha.
... A neurologist.
Dhakhtarka neerfayaasha..
... An orthopaedic surgeon.
Dhakhtarka lafaha qala.
A pediatrician.
Dhakhtarka carrurta.
An urologist
Dhakhtarka kaadi mareenka.
Gynecologist.
Dhakhtarka cudurrada haweenka.
I have indications that you have got...
Waxaa ii muuqda inaad qabtid...
The test shows that you're tuberculosis TB positive.
Baaritaankii waxaa uu tusay inaad Qaaxo qabtid.
You will be in the hospital for a while.
In muddo ah ayaad isbitaalka ku jiri doontaa.
I will write a prescription for you.
Waxaan kuu qorayaa daawo.
You need some rest.
Xogaa nasasho ah ayaad u baahantahay.
You must stop smoking.
Sigaarka waa inaad joojisaa.
You have nothing serious.
Wax dhibaato ah ma qabtid.
Come back after one week.
Waxaad soo laabataa usbuuc ka dib.
Do some exercises.
Xogaa jimicsi ah samee.
Xogaa... something... ah
Some...