Use LEFT and RIGHT arrow keys to navigate between flashcards;
Use UP and DOWN arrow keys to flip the card;
H to show hint;
A reads text to speech;
13 Cards in this Set
- Front
- Back
Hargeb baan qaaday (baa igu dhacay)
|
I have caught a cold.
|
|
Waan qufacayaa.
|
I am coughing.
|
|
Qufac aan wax iga soo go'ayn ayaan i haya.
|
I have a dry cough.
|
|
Aad ayaan u qufacayaa.
|
I am coughing too much.
|
|
Wareer baa i haya.
|
I have a headache.
|
|
Madaxaa la iga hayaa.
|
My head hurts me.
|
|
Madaxa ayaa aad la iiga hayaa.
|
I have a severe headache.
|
|
Goonjabshe ayaa i haya.
|
I have a migraine.
|
|
Cunaha ayaa i xanuunaya.
|
I have got sore throat.
|
|
Waan cabbur sanahay.
|
I have got stuffed nose.
|
|
Aad ayaan u hindhisayaa.
|
I am sneezing too much.
|
|
Qandho / Xummad daran ayaa i haysa.
|
I have a high fever.
|
|
Waan gariirayaa / kadiidaysanahay.
|
I get the chills.
|