• Shuffle
    Toggle On
    Toggle Off
  • Alphabetize
    Toggle On
    Toggle Off
  • Front First
    Toggle On
    Toggle Off
  • Both Sides
    Toggle On
    Toggle Off
  • Read
    Toggle On
    Toggle Off
Reading...
Front

Card Range To Study

through

image

Play button

image

Play button

image

Progress

1/85

Click to flip

Use LEFT and RIGHT arrow keys to navigate between flashcards;

Use UP and DOWN arrow keys to flip the card;

H to show hint;

A reads text to speech;

85 Cards in this Set

  • Front
  • Back

Do you have an e-mail account?

Ma waxaad leedahay e -mail ah ?

Is it g-mail, hotmail, or something else?

Ma g -mail , hotmail , ama wax kale ?

Do you have a resume?

Ma leedahay resume ah ?

Are you new here?

Halkan ma ku cusub tahay ?

May I help you?

Maxaan kaa cawiyaa?

How may I help you?

Sidee baan kuu caawin karaa ?

What is your name?

Magacaa?

What is your address?

Waa maxay cinwaan kaada?

What is your social security number?

Waa maxay lambarka sow shiyaalkada ?

What is your phone number?

Waa maxay lambarka telefoon kaada ?

What was the last job you had?

Maxay ahayd shaqadii kugu danbeysay ?

What was the name of the business that you worked?

Maxay ahayd magaca ganacsiga aad ka shaqeysay ?

Where was that employer located?

Shaqadaadu Halkee eheed?

Where did you work?

Xaggee baad ka shaqeesa ?

What was the month and year that you started that job?

Maxay ahayd bisha iyo sanadka oo aad bilowday shaqadaas?

What was the month and year you finished that job?

Maxay ahayd bisha iyo sanadka aad shaqada aad dhameesay ?

What was the job you held?

Maxay aheyd shaqada aad qabatay?

Meat Cutter

Hilib jarjare

Clothing shop

Dukaanka Dharka

Production

Wax sow saar

Taxi Driver

Darawal taksi

Grocery Store

Dukaaanka Raashinka

Housekeeping in a hotel

Nadiifiye hotel.

Housekeeping in an office

Nadiifiye xafiis

Housekeeping in a persons home

Nadiifiye guri shaqsi leeyahay

Salon

Goobaha Qurxinta

Hairstylist

Mesha timaha lagu qurxiyo

Mechanic

kuwa gawaarida sameeyo

Machine operator

Operator mashiinka

packager

Bokis raseeye

safety

Amni

coffee house

Guriga laga Qaxweeyo..

teacher

Macalin

interpreter

Turjubaan

What was the job before that?

Maxay aheed shaqadan shaqada ka horeysay?

We are just about finished

Mardhow waan dhameynenaa.

I need to print this out.

Waxaan u baahanahay kan in aan daabacdo .

You need to print this out.

waxad u bahantahay kan in aad dabacato.

You need to see someone else about this.

Waxaad u baahan tahay in aad aragto qof kala arintaan ku saabsan.

Sign here.

Halkaan saxiix.

I'm sorry.

Waan ka xumahay.

I can't help you.

Ma idin caawinkari.

Logon to a computer.

Fur kombiyuuterka

Use google, it's better.

Is ticmaal Google, asigaa fiican.

Copying and pasting helps you fill out forms faster.

Koobiyeynta iyo dhajinta waxee kaa caawinaysaa in aad buuxisid foomamka si degdeg ah .

Use Ctrl C for Copy and Ctrl P for Paste

Isticmaal Ctrl C sida aad u koobiyeso iyo Ctrl P si aad u bad

Use Ctrl Z to undo

Isticmaal Ctrl Z si aad u tirtirto.

Use tab to move from box to box on the screen

Isticmaal Tab sida aad uGu guurto box si aad box ka shaashada aad u tagto.

It is better to try than to wait because you both learn how to use the computers and the your application gets finished faster.

Waxaa fiican in aad is kudaydo kadibna aad sugto sababtoo ah waxaad labada bartaan sida loo is ticmaalo kombiyuutarka iyo codsiga si uu u dhameeyo si dhaqsa ah.

If you have been helped with a job application and see someone else doing the same application, try helping them.

Haddii lagaa cawinayo codsi shaqo oo aan arko qof kale samayn codsi la mid ah , isku day in aad iyaga ka caawinaya .

Thank you for your help.

Waad ku mahadsantahay caawinaadada.

Good luck with your application.

Nasiib wacan Codsigaada.

I hope you get the job.

Waxaan rajaynayaa in aad hesho shaqo.

Keep applying for other jobs.

Sii wad shaqa raadintaada.

Do you drive?

shufeer ma tahay? / darawal matahay?

What part of town do you live in?

Maxaa ka mid ah magaalda aad ku nowshahay?

Do you have to take the bus to get to work?

Ma waxaad u qaadata bus marka shaqada tageeso?

Do you have a friend or family member who can drive you.

Ma leedahay saaxiib ama xubin qoyska oo baabuur wadi karo .

There are no jobs there.

Wax shaqooyin ah majiran halkan.

How much time do you have today?

waqti in tee la eg ayaad heysataa manta?

Can you please turn off your phone.

Minfadlan telefoonkada dami.

No eating in the lab.

Cunta laguma cunikaro shaybaarka

You need to have childcare when you come to the lab.

Waxaad u baahan tahay in ay leeyihiin daryeelka caruurta marka aad imaneeso shaybaarka .

Your children are bothering other customers.

Caruurtada Macaamisha ayee dhibayaan

Whiteout

Kan wax lagutirtiro

Headphones

Sameecadaha

ID card

Kaarka aqoonsiga

Pen
Qalin

Write in pen only

Ku qor qalin kaliyah

If you write in pencil the state will not accept your form.

Haddii aad qalin qoray ku qorto gobolka ma aqbali doonaa foomkaada .

Make sure that you have the right activity on the right page.

Hubi in aad leedahay hawlaha saxda ah ee bogga midig .

I cannot help you with that.

Ma idin ka caawinkaro Midkaas.

Go to the front desk and ask for help.

Tag miiska hore kadib caawinaad weydiiso .

I cannot call them. You must call them.

Aniga iyaga mawacikaro, Adiga waa in aad wacdaa.

If you wait for someone else and do nothing then nothing gets done. If you try, you do something gets done and you learn a new skill.

Hadii aad sugto qofkale aadan waxqaban kadib waxba aan qabsomin

What kind of job are you looking for?

Waa maxay nooca shaqada aad raadinayso ?

Where do you live?

Halkee ku nooshahay ?

Security questions are to help the employer identify you. Only you will know the answer to the question.

If you come in the early morning, you can learn how to use Word.

Haddii aad imaado aroor hore , waxaad baran kartaa sida loo isticmaalo erayga .

If you come in the early morning, there are few people to compete with.

Hadii aad imaado aroor hore waxaa jogo dad yar aad la tar tantid.

Looking at facebook and videos for entertainment are not looking for jobs.

isticmaalka facebook iyo fiidiyow yada si is ku madadaalo ah ka mid ma aha shaqa raadin.

Watch out for fake job search engines.

Iska ilaali aaladaha been abuurka shaqa raadinta.

Fake job search engines are scams to steal your e-mail and sell you things.

Aaladaha been abuurka ee shaqa raadinta waxee ka xadayan emailkada

The only job search engines you should trust are Indeed and the Wisconsin Job Center.

Aaladaha shaqo raadinta ee kaliya aad aaminikarto waa websiteka Indeed iyo xarunta shaqaraadinta ee Wisconsin.

You should use Chrome as your search engine.

Waa inaad isticmaashaa Chrome sida aad u raadiso aaladaha.