• Shuffle
    Toggle On
    Toggle Off
  • Alphabetize
    Toggle On
    Toggle Off
  • Front First
    Toggle On
    Toggle Off
  • Both Sides
    Toggle On
    Toggle Off
  • Read
    Toggle On
    Toggle Off
Reading...
Front

Card Range To Study

through

image

Play button

image

Play button

image

Progress

1/129

Click to flip

Use LEFT and RIGHT arrow keys to navigate between flashcards;

Use UP and DOWN arrow keys to flip the card;

H to show hint;

A reads text to speech;

129 Cards in this Set

  • Front
  • Back
24 : 8 = 3
tjuefire dividert med åtte er tre.
3+5=8
tre og (pluss) fem er åtte.
6-2=4
seks minus to er fire.
7x3=21
sju ganger tre er tjueen.
lugg / laff jaban
et brukket ben
gaadhi dheeraynaya
en fort bil
saaxiibkay
en vann av meg
hurdo habeen fiican
en god natts søvn
guri qori ka samaysan
et hus av tre
kabo dumar
en damesko
liis buugaag ah
en liste over bøkene.
maab norway ah
et kart over Norge.
maalin xagaa ah
en sommerdag
nin yaabsan
en forbauset mann
maalin xun
en fryktelig dag
marti la martiqaaday
en invitert gjest
Arne wuxuu leeyahay lugo dhaadheer
Arne har lange ben.
Madaama aanay jeclayn raashinka norway, waxay ku laabatay mareekanka
Da hun ikke likte norsk mat, reiste hun hjem til Amerika.
xiligas
i samme øyeblikk
Bilowgii hore way rabtay isaga
I begynnelsen likete hun ham.
xun, ka sii xun, ugu xun
dårlig, verre, verst
madaama ay hunqaacday, waxba may cunin
Fordi hun kastet opp, spiste hun ikke.
Bente aya cuntay keegii.
Bente spiste kaken.
Bente waxba kama oga arinkan.
Bente vet ikke noe om dette.
Bente ma oga markay joojinayso
Bente vet ikke når hun skal stoppe.
Bente xoog bay gaadhi u kaxaysy
Bente kjørte fort.
Bente eedadeed
Bentes tante
buugii Benta
Bentes bøker.
fure geedhi
en - bilnøkel
halkan kaalay! halkaa aad!
Kom hit! Gå dit!
xafiiska dhakhtarka ilkaha
tannlegekontor -et
Ma Stavanger baad ka timi? haa, waxan ka imi Stavanger
Kommer du fra Stavanger? Ja, jeg kommer fra Stavanger.
Ma jeceshahay raashinka Norway? hagaag-haa, waan jecelahay raashinka Norwegianka
Liker du norks mat? Jo, jeg liker norsk mat.
ma u malaynaysaa in maanta oo dhan roob da'yo
Tror du det vil regne hele dagen?
ma u malaynaysaa in midabkani igu haboon yahay
Synes du denne fargen kler meg?
xafiiska dhakhtarka
legekontor -et
qof xun ha igu noqon!
Ikke vær slem mot meg!
miyaanad degenayn Taunton?
Bor du ikke i Taunton?
Erik ma laha gaadhi (baabuur).
Erik har ikke bil.
laga bilaabo subaxnimadka ilaa habeenka.
fra morgen til kveld
wanaagsan, ka sii wanaagsan, ugu wanaagsan
god, bedre, best
gurigga ayeeyo
farmors hus, huset til farmor
Isagu miyaanu guri lahayn
Har han ikke noe hjem?
miyaad daawatay wax filim ah oo wanaagsan usbuucan (wiigan)
Har du sett noen god film den uken?
wuxuu ka yimi York.
Han kom fra York.
wuxuu no yimi shalay
Han kom til oss i går.
isagu ma seexan karo marka laydhku shidanyahay (nalku)
Han får ikke sove når det er lyst.
wuxuu cabayaa biir (khamri) sababtoo ah wuu haraadanyahay
Han drikker øl fordi han er tørst.
wuxuu cabaa biirka.
Han drikker øl.
wuxuu codsanayaa shaqo
Han søker på en stilling.
wuu hubaa inuu imaanayo maanta
Han kommer nok idag.
wuu jecelyahay eedadiis
Han liker tanten sin.
wuu jecelahay iyaga.
Hun liker dem.
wuxuu eegayaa khariiradaas (maabkaas).
Han ser på det kartet der.
wuu kaga qosliyey iyada (gabadha).
Han fikk henne til å smile.
wuxuu inta badan aadaa shaneemada
Han går ofte på kino.
wuxuu lacagta ku bixiyey kaadhka deynta
Han betalte med kredittkort.
wuxuu yidhi: waad qurux badan tahay!
Han sa: så pen du er!
wuxuu fadhiistay dhexdooda.
Han satt mellom dem.
si xun buu u qayliyey
han skrek fryktelig.
wuxuu istaagay huteelka hortiisa
Han sto foran hotellet
iyada ayuu daba raacay
Han gikk etter henne.
wuu dhintay, sidaa daraadeed waxba kamaanu qaban karaynin
Han var død så det var intet vi kunne gjøre.
wuxuu ku imaanayaa toban daqiiqo
Han kommer om ti minutter.
wuu guursanayaa
Han skal gifte seg.
walaalkeed xabsiga ayuu ku jiraa
Hennes bror er i fengsel; Broren hennes er i fengsel.
warqadan adiga ayaa iska leh
Her er et brev til deg.
wuu imaanayaa maanta
Han kommer i dag.
sariirtiisa ayuu ku jiifaa. nin kale ayuu sariirtiisa ku jiifa. sariirteeda ayuu ku jifaa.
Han er i sin seng. Han er i hans seng. Han er i hennes seng.
wuu haraadanyahay
Han er tørst.
Hilde waxay leedahay gaadhi, laakiin Erik ma leh gaadhi
Hilde har bil, men Erik har ikke bil.
imisa lacag ah ayaa ka bixisay kafayga?
Hva betalte du for kaffen?
waxaan soo iibsanayaa baaskiil
Jeg skal kjøpe en sykkel.
waxaan aadayaa London malinta isniinta
Jeg drar til London på mandag.
waxan baabuur ku tagayaa hadda Newcastle
Jeg kjører til Newcastle nå.
anigu halkan ayaan jogaa, adna halkaas baad joogtaa
Jeg er her, du er der.
anigu waxaan eegayaa iyada.
Jeg ser etter henne.
waa inaan halkaas joogaa saacadu markay tahay tobanka.
Jeg skal være der klokken ti.
waan hubaa taas
Jeg er sikker på at…
meelahan oo dhan gaadhi iigama muuqdo / kuma arko
Jeg kan ikke se bilen noe sted.
anigu adiga la'anta ma noolaan karo.
Jeg kan ikke leve uten deg.
wax xun baan dareemayaa
Jeg føler meg dårlig.
waxaan adaa shii xiliga qabowga
Jeg går på ski om vinteren.
waxaan seexdaa tobanka habeenimo
Jeg legger meg klokken ti.
waxaan aadayaa Los Angeles caawa.
Jeg reiser til Los Angeles i kveld.
waxaan u socdaa dhakhtarka ilkaha
Jeg går til tannlegen.
madaxa ayaa i xanuunayey shalay
Jeg hadde vondt i hodet i går.
maxada ayaa i xanuunaya
Jeg har vondt i hodet.
lacag ma haysto, sidaa darteed ma safri karo
Jar har ingen penger så jeg kan ikke reise.
ma haysto funaanad midabkaas leh
Jeg har ikke noen genser i den fargen.
waa inaan magaalada aadaa
Jeg må til byen.
waa inaan baxaa hadda
Jeg må nå gå.
waxaan maqlayaa qof jaranjarada sare u raacaya
Jeg hører noen gå opp trappen.
waxaan maqlay inay xanuunsanayso
Jeg fikk høre at hun var syk.
waxaan buuga dhigay miiska
Jeg legger boken på bordet.
waxaan seexdaa
Jeg legger meg.
waan jecelahay inaan Oslo joogo
Jeg liker meg i Oslo.
waxaan koobabka saaray miiska
Jeg setter glasset på bordet.
waan arkay isaga intaanu bixin (tegin)
Jeg så ham før han gikk.
waa inaan guursadaa
Jeg skal gifte meg.
waxaan u malaynayaa inuu maanta imaanayo
Han kommer vel i dag.
waxaan u malaynayaa inay maanta qabow tahay
Jeg synes at det er kaldt idag.
waxaan doonayaa inaan gurigii aado
Jeg vil hjem.
waxaan doonayaa inaad timaado
Jeg vil at du skal komme.
waxaan joogay Oslo shalay
Jeg var i Oslo i går.
waxaan jecelaan lahaa inaad koob kale i siiso
Jeg vil gjerne ha en annen kopp.
waxaan jeclaan lahaa inaad koobka kale igu soo celiso (sida cabitaan oo kale)
Jeg vil gjerne ha en kopp til.
waxaan jeclaan lahaa koobka kale
Jeg vil gjerne ha den andre koppen.
waxaan jecelaan lahaa inaan u safro Norway
Jeg vil gjerne reise til Norge.
waan kula soo hadlayaa (ku soo wacaya)
Jeg skal ringe til deg.
waan kuu samaynayaa
Jeg skal gjøre det for deg.
waxaan safrayaa khamiista
Jeg skal reise på torsdag.
waxaan aadaya dhakhtarka ilkaha
Jeg skal til tannlegen.
gaajo ayaan u dhimanaya
Jeg dør av sult.
habeenimadka
om kvelden
subaxnimadka
om morgenen
subaxnimadka waxaan cabaa shaah
Om morgenen drikker jeg te.
maanta ma imaanayaa, hadaba?
Kommer han idag, da?
magiciisa ma John baa?
Heter han John?
kaasi ma aabahabaa
Er det din far?
cidi halkaas ma joogtaa?
Er det noen der?
magiciisu John ma ahayn miyaa?
Heter han ikke John?
waxaan dareemayaa la'yaab inaan Norway joogo.
Det føles rart a være i Norge.
waxay ahayd sadex casho ka hor
Det er over tre dager siden.
waxay ku qaadanaysaa shan daqiiqo inaad u socoto xarunta gaadiidka laga raaco
Det er bare fem minutter å gå til stasjonen.
labadeena ayey inoo dhaxaynaysaa
Det skal bli mellom oss.
saacadu waa koob iyo tobankii oo rubuc dhiman
Klokken er kvart på elleve.
saacadu waa tobankii iyo shan daqiiqo
Klokken er fem over ti
saacadu waa tobankii iyo badhkii
Klokken er halv elleve.